Soomaaliya oo maanta laga xusay 1-da Luulyo

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya waxaa maanta looga dabbaaldegay maalinta 1-da Luulyo oo ah markii gobolladii koonfureed ay ka xorreebeen gumeystihii Talyaaniga, lana midoobeen gobolladii Waqooyi.