Tirada dhimashada qaraxii Beledweyne oo korortay

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada dadkii ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa gaartay 9 qof, waxaana ku jira aabbe, hooyo iyo gabar yar oo ay dhaleen.