Dagaal xoog leh oo markale maanta ka dhacay Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal xoog badan ayaa maanta wali ka sii socda Marinka Gaza, iyada oo ciidanka Israel ay duqeeyeen koonfurta Gaza. Israel ayaa sheegtay in deegaanao koonfurta ku yaalla uu ururka Jihaad al-Islaami gantaallo kaga soo tuuray.