Israel oo xabsiga ka daysay madaxii isbitalka Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Israel ayaa sii daysay madaxii cisbitaalka al-Shiffa ee Gaza oo 7 bil u xirnaa ciidamada Israel, kadib markii ay ku eedeeyeen in Isbitalkaas uu hoy u noqday kooxda Xamaas.