Tartan qur’aan akhris ah oo ka dhacay Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Minnesota waxaa xalay lagu soo gaba-gabeeyay tartan quraan oo ay ka galeen dhallinyaro ka socotay 25 dal, waxaana kaalimo fiican ka galay dhallinyaro asalkoodu Soomaali yahay. Warbixintan waxaa Minnesota ka soo diray Maxamuud Mascadde.