Maxkamadda Sare oo xasaanad ay siisay Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa soo saartay go’aan xasaanad siinaya madaxweynihii hore, kaasi oo ka ilaalinaya in lagu qaado dacwad la xiririta talaabooyin uu qaaday intii uu xukunka hayey.