Doorasho xasaasi ah oo berri ka dhaceysa Britain

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Britian waxaa berri ka dhacaya doorashooyinka, waxaana saadaasha ra’yi ururinta ee la sameeyey ay muujinaysaa inay u badan tahay in la doorto hoggaamiye cusub oo ka soo jeeda xisbiga Shaqaalaha.