Toronto: Olole lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaalida

Toronto

Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wada barnaamijyo lagu wacyigelinayo dhallinyarada xilliga ay iskuuka dhigtaan, taasi oo lagu sheegay in lagu doonayo in dhallinyarada looga weeciyo inay ku dhacaan falalka aan wanaagsaneyn.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cabdirisaaq Maxamuud oo ka mid ah madaxda ururka Today oo ah urur ka shaqeeya arrimaha bulshada iyo cayaaraha, qeybna ka ah dadka wada wacyigelinta.

Your browser doesn’t support HTML5

Toronto: Olole lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaalida