Dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka reer Britain ayaa maanta codkooda ka dhiibtay doorashada guud ee dalkaasi oo si weyn loo filayo in xisbiga shaqaalaha ee mucaaradka ah uu si weyn ugu guulaysto, taasi oo soo afjaraysa ku dhawaad toban sano iyo baruu hogaanka hayay xisbiga Conservative-ka.