Walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida ku nool dalka dalka Jarmalka oo ka mid ah kuwa ugu hodansan qaaradda Yurub ayaa ka welwelsan kororka xisbiyada middigta fog oo guulo waa weyn ka gaaray doorashooyinka baarlamaanka Yurub, xisbiyadaas ayaa si weyn uga soo horjeeda dadka soo galootiga ah.