Wicitaanka Dhageystaha: Kaalinta dhallinyarada ee horumarinta deegaanka

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarinta deegaanka, waxaana marti ku ah Najma Maxamuud Sheekh Cumar (Qaran bila) oo hindistay ololaha xus oo xaaq oo lagu horumarinayo deegaanka Soomaalida.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Kaalinta dhallinyarada ee horumarinta deegaanka