Duqeyn kale oo ka dhacday Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Israa’iil ayaa duqeymo halis ah ka gaysatay Marinka Gaza maanta oo Axad ah iyadoo dagaalka Gaza-na uu galay bishii 10-aad. Wasaaradda caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in tirada dhimashada dagaalka Gaza ay imika gaartay in ka badan 38 kun oo qof.