Shirar muhiim ah oo ka dhacaya Galbeedka Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Galbeedka Afrika oo kala qaybsan ayaa martigelinaya laba shir oo iska soo horjeedda, kaasi oo ay kala yeelanayaan hoggaamiyayaasha talisyada militariga ee gobolka Saaxil oo Niger ku kulmay, halka Nigeria-na ay ku kulamyaan maanta hoggaamiyeyaasha Ururka ECOWAS.