Lamaanaha Mareykanka ee caawinaya Eswatini

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Eswatini ee qaaradda Afrika ayaa xarun caafimaad oo ay hirgaliyeen lamaanne Maraykan ah waxay sannadkii daryeel caafimaad oo lacag la’aan ah siisaa in ka badan 300 oo kun oo qof. Warbixintan waxaa soo dirtay wariyaha VOA-da, Nokukhanya Musi, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.