Soomaalida Kenya oo is-difaacay

Your browser doesn’t support HTML5

Hoggaamiyayaasha Soomaalida Kenya ayaa ugu baaqay dowladda in far muuqa laga daayo Soomaalida, kadib markii qaar ka tirsan siyaasiyiinta Kenya ay sheegeen in Soomaalida la siiyey xilalkii ugu muhiimsanaa, sidoo kalena ay la wareegeen dhaqaalihii. Warbixintan waxaa soo dirtay Intisaar Saalax.