NATO oo dedejineysa xubinnimada Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Gaashaanbuurta NATO oo shir uu uga furmayo magaalada Washington ayaa ka hadli doona dardargalinta xubinnimada Ukraine ee Isbahaysigan. Madaxa xafiiska VOA ee Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, Nike Ching ayaa warbixintan arintaasi ka diyaarisay. Maxamed Colaad Xasan ayaa inoo soo koobaya.