Wareysi: Hooyo ay Libya ka soo waceen koox haysata wiilkeeda

Dhowaan ayaa dadka ka ganacsada aadanaha ee Tahriibiya dhallinyarada ay lasoo xiriireen hooyo ku sugan xerada qaxootiga Dhadhaab iyaga oo u sheegay inuu dhintay wiilkeeda oo ay gacanta ku hayeen.

Mar kale ayey haddana maalmo kadib lasoo xiriireen iyaga oo sheegaya inuu noolyahay balse ay ka rabaan madaxfurasho. Waa qayb ka mid ah dhibaatooyinka soo waajaha waalidiinta ay carruurtoodu u tahriibaan Liibiya.

Weriyahayaga Dhadhaab Cabdisalaam Salas ayaa la kulmay hooyadaas, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Hooyo ay Libya ka soo waceen koox haysata wiilkeeda