Natiijada lama filaanka ee doorashadii France

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Isniinta maanta ah Ra’iisal Wasaarihiisa, Gabriel Attal, ka codsaday inuu xilka sii joogo, iyada oo la sugayo wadahadallo dhib badan oo la xiriira sidii xukuumad loo soo dhisi lahaa.