Sheekada Ludovic Baron ee dalka Senegal

Your browser doesn’t support HTML5

Ludovic Baron, waa 27 jir u dhashay dalka Faransiiska oo muudo sanad ah degan Senegal, islamarkaana si fiican u bartay luuqadda Wolof ilaa heer muuqaalada lagu baranayo luuqada ku faafeen internetka. Allison Fernandes ayaa shekadan diyaariyey, Ibraahim Daandurey ayaa soo jeedinaya.