Dimoqraadiga oo ka walaacsan Joe Biden

Your browser doesn’t support HTML5

Xubnaha xisbiga Dimoqraadiga oo fasax ku maqnaa ayaa Isniinta maanta ah ku noqonaya Washington, iyaga oo ka welwelsan dhibaatooyinkii uu la kulmay ololaha Joe Biden iyo in taasi ay yarenayso fursadoodda ay dib ugu soo noqon karaan xubinimada congress-ka.