Ruushka oo weerar culus ka fuliyey Ukraine

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar weyn oo dhanka gantaallada ah oo Ruushku ku qaaday guud ahaan Ukraine ayaa dilay ugu yaraan 20 qof, in ka badan 50 kalena dhaawacay Isniinta maanta ah, sida ay sheegeen saraakiil reer Ukraine ah.