Madaxda NATO oo shir xasaasi ah ku yeelanaya Washington

Iyadoo kulanka 2024 ee ururka gaashaanbuurta NATO ay ku leeyihiin magaalada Washington DC la filayo in si weyn diirada loogu saaro dagaalka Ruushku uu ku qaaday Ukraine, ayay xulafadu sidoo kale ka wada xaajoon doonaan halisaha ka imanaya Shiinaha iyo xaalada amaanka ee aaga Indo Pacific.

Warbixin uu inoo soo diray Adam Xu waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda NATO oo shir xasaasi ah ku yeelanaya Washington