Israel oo lagu eedeeyey in waddo gaajeysiin

Your browser doesn’t support HTML5

Khubarada xuquuqda aadamaha ee QM ayaa Talaadada maanta ah Israel ku eedeeyey inay waddo waxa ay ugu yeereen “olole gaajeysiin ah oo bartilmaameedsan, kaas oo keenay dhimashada caruur ku nooleyd Gaza.