Sheekada John Collins ee dalka Ghana

Your browser doesn’t support HTML5

John Collins oo u dhashay dalka Britian, haatan waa muwaadin haysta dhalashada dalkii uu u guuray ee Ghana, isagoo wax weyn ku soo kordhiyey dhinaca fanka, saxaafadda iyo cilmi-baadhista dalka Ghana. Warbixinta waxaa soo diray Isaac Kaledzi oo ku sugan Accra, Ismaaciil Farjar ayaa soo jeedinaya.