Sheekada lamaanaha reer Japan ee ku nool Uganda

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Uganda waxaa ku nool lamaane u dhashay dalka Japan, kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay beer ay ka baxaan miraha Cocoa iyo Vanilla. Lamaanahan ayaa ku kulmay kuna guursaday dalka Uganda, iyagoo haatan ku nool degmada Kayunga ee bartamaha Uganda.