Cali Ciid oo VOA-da uga hadlay colaadda ka taagan Galmudug

Cali Daahir Ciid

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in, maamulkiisu uu wado dadaal lagu qaboojinayo dagaal beeleedyo maalmahan ka socday deegaanno ka tirsan Mudug iyo Galguduud.

Dagaalka sokeeye ee kasoo cusboonaaday mandiqadda ayaa sababay, dhimasho iyo dhaawac badan oo soo kala gaaray dhinacyada dagaallamaya iyo waliba dad rayid ah.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Ciid ayaa u warramay wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga.m4a