Israel oo si xooggan u duqeysay magaalada Rafax

Your browser doesn’t support HTML5

Milatariga Israel ayaa maanta duqayn ka fuliyay magaalada waqooyiga Gaza ku taalla ee Rafax, iygoo beegsaday waxa ay ku sheegeen inay ahaayeen maleeshiyo gantaallo halkaasi kasoo ridayay.