Bosnia oo maanta laga xusay xasuuqii Srebrenica

Your browser doesn’t support HTML5

Kumanaan qof oo qiiraysan ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Srebrenica) ee Bosnia, si ay u xusaan xasuuqii Muslimiinta Boosniyaanka ah ee sanadkii 1995-kii, wax ka yar laba bil kadib markii ay Qaramada Midoobay maalin la xuso u samaysay xasuuqaas.