Mareykanka oo gantaallo culus geynaya Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Maraykanka ayaa gantaallada riddada fog geynaya Jarmalka laga billaabo sanadka 2026 -ka, tallaabadaasi oo Ruuskhu sheegay inuu jawaab ka bixin doono.