Kiisaska AIDS-ka ee Waqooyi Bari Kenya oo kordhaya

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin dhawaan la soo saaray ayaa muujinaysa inay kordheen kiisaska HIV/AIDS ee Waqooyi Bari Kenya in ka badan gobollada kale, arrintan oo dadka deeggaanka ku abuurtay argagax iyo walaac. Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.