Sheekada Cusmaan Yuusuf ee dhireynta Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Cismaan Yuusuf oo ku dhowaad 20 sano ka maqnaa Soomaaliya, oo Muqdisho dib ugu laabtay ayaa waxa uu billaabay in uu si bilaash ah dhir uu ugu beero jardiinooyinka iyo goobaha dadweynaha. Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow oo la kulmay ninkaas ayaa warbixintaan inoo soo diray.