Kiisaska HIV/AIDS oo ku soo badanaya gobolka Soomaalida Kenya

Warbixin dhawaan la soo saaray oo muujisay sare u kaca kiisaska HIV/AIDS ee waqooyi bari Kenya ayaa dhalisay argagax iyo walaac dadka deegaanka ku abuurmay.

Gobolka ayaa lagu arkay kiisas ka badan gobollada kale ee Kenya. Waalidinta iyo hoggaamiyayaasha diinta ee deegaanka Wajeer ayaa si deg deg ah ugu baaqay maamulka deegaanka in ay soo farogaliyaan oo ay xakameeyaan heerka sii kordhaya ee cudurka HIV/AIDS ee waqooyiga Kenya.

Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.

Your browser doesn’t support HTML5

Kiisaska HIV/AIDS oo ku soo badanaya gobolka Soomaalida Kenya