Fallanqeyn ku saabsan isku daygii dil ee Donald Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa xalay la isku dayey in la dilo madexweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo haatan ah musharaxa ay Xisbiga Jumhuuriga ee doorasahada Madexweynaha Mareykanka ee 3-da November 2024. Haddaba waxaan arrintan wax ka weydiinay madaxa laanta af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow.