Berlin —
Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England.
Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer.
Haddaba faah-faahinta ciyaartan ayuu Abdulkadir Samakab ka wareystay, Cabdulcaziz Xaji Cabdulqadir, oo ka faallooda arrimaha isboortiga.
Your browser doesn’t support HTML5