Pakistan oo mamnuuceysa xisbiga Imran Khan

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Pakistan ayaa isku dayi doonta inay mamnuucdo xisbiga siyaasadeed ee ra'iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan ee xabsiga ku jiro, wasiirka warfaafinta ayaa sidaas sheegay Isniintan, maalmo kadib go'aanno xiriir ah oo maxkamadeed oo u xaglinayay hoggaamiyihii hore.