Turkiga oo doonayo inuu ku biiro ururka BRICS

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka, Recep Tayyip Erdogan iyo Vladimir Putin oo dhawaan ku kulmay waddanka Kazakhstan intii uu socday Shirweynihi Iskaashiga Shanghai, ayay u badantahay in ay ka wada hadleen, dalabka Turkiga ee ku biirista kooxda ganacsiga ee BRICS.