Soomaaliya oo shir uga qeyb-galeysa Canada

Your browser doesn’t support HTML5

Mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir lagu soo gabagabeeyay magaalada Toronto ee dalka Canada oo looga hadlayay saameynta uu COVID-19 ku reebay dunida iyo sida laga yeeli lahaa haddii uu markale kusoo laabto caalamka.