Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba gabeeyay

Kooxda tartanka ku guuleystay oo kor u qaadeysa koobka ay hanatay.

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu soo gabagabeeyay toddobaadka cayaaraha Soomaalida ee Canada oo la qabanayay soddonkii sano ee lasoo dhaafay.

Waxaa tartanka ka qeyb galay 16 koox oo ka socday Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka kala duwan ee Canada. Waa kan Xuseen Nur Xaji oo warbixintan innoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto oo lasoo gaba-gabeeyay

Halkaan ka daawo qaar ka mid ah sawirrada uu noo soo diray, wariyaha VOA-da ee Toronto, Xuseen Nur Xaji.

Dad weynihi kasoo qeybgalay munaasabaddii xiritaanka ee Todobaadka Ciyaaraha Soomaalida Toronto, 2024.

Madaxda soo qaban qaabisay barnaamijka

Ciyaartooydi ku guuleystay koobka.