SHIRWEYNAHA QARAN EE XISBIGA JAMHUURIGA

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynaha Qaran ee Xisbiga Jamhuuriga ayaa galay maalintiisii ​​labaad. Madax kala duwan ayaa lagu wadaa in ay khudbado ka jeediyaan shirka maanta. Trump ayaa fiidnimadii xalay gaaray madasha uu shirku ka socdo maalmo uun ka dib markii uu ka badbaaday isku day dil.