MUDAAHARAAD MAR KALE MAANTA GILGILAY KENYA

Your browser doesn’t support HTML5

Booliiska Kenya ayaa riday gaaska ilmada keena, ka dib markii tobanaan reer Kenya ahi ay ku mudaaharaadeen magaalada Nairobi