ALSHABAAB IYO CIIDAMADA DOWLADDA OO DAGAALLAMAY

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa qeybo kamid ah gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ka socda howlagallo ay wadaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka. Dowladda ayaa sheegtay in weerar ay alShabaab ku qaadday ay ku dishay tobannaan ka tirsan kooxda.