DOWLADDA OO KA HADASHAY HUBKA LAGU BOOBAY CAABUDWAAQ

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub sharci darro ah oo ka yimid gudaha Itoobiya uu soo galay Soomaaliya. Dowladda ayaa sheegtay in ay hubkaas gacanteeda kusoo celineyso.