Waa kuma JD Vance oo uu Trump u doortay ku-xigeenkiisa?

James David Vance oo magciisa loo soo gaabiyo JD Vance ayaa madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump uu shalay u doortay inuu u noqdo madaxweyne ku xigeen.

JD Vance waxa uu horey u ahaa ganacsade, ka hor intii aanu u leexan dhinaca siyaasadda isagoo hadda ah Sanatar laga soo doorto gobolka Ohio ee bartamaha-galbeed ee Maraykanka.

Warbixin uu qoray weriyaha VOA Steve Herman waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa kuma JD Vance oo uu Trump u doortay ku-xigeenkiisa?