Barnaamijka Dhallinyarada waxaa ku jira qodobo ay ka mid yihiin; Tahriibka Dhallinyarda Soomaalida oo hoos u dhacay, iyo waqtigaaga kuleylka xagaagga oo fursado ganacsado u noqday qaar ka mid ah dhallinyarada Boosaaso.
Waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Your browser doesn’t support HTML5