Sh. Cusmaan Xiddig oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Shiikh Xiddig iyo Wasiir ku-xigeenka

Magaalada Muqdishu waxaa xalay ku geeriyooday Sheekh Cusmaan Sheek Cumar Sheekh Daauud oo loo yaqaan Sheekh Cusmaan Xiddig oo ka mid ah culimada sida weyn diinta ugu fidiyey Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Sh. Cismaan Xiddig oo ku geeriyooday Muqdisho