Kismaayo —
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti ku ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda Soomaaliya Faysal Aadan Xasan.
Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya