Boqolaal qof oo indho fiiqis loogu sameeyey Wajeer

Boqolaal qof oo isugu jira waayeelo iyo caruur ayaa waxaa indho fiiq loogu sameeyey gudaha magaalada Wajeer xilli dadkani ay ahaayeen kuwa aan gaari karin xarumaha caafimaadka Wajeer ama aan awoodin qarashaadka qalitaanada indha fiiqa.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Boqolaal qof oo indho fiiqis loogu sameeyey Wajeer