Odinga oo shuruud ku xiray xalka xiisadda Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga ayaa Axadda maanta ah in caddaalad la helo shuruud kaga dhigay wadahadal kasta oo uu lala yeesho dowladda Kenya muddo bil ah ka dib dibadbaxyo ay dad ku dhinteen.