Daroogada Opium oo ku kordheysa Afghanistan

Your browser doesn’t support HTML5

Inkastoo muddo labaatan sanadood ah ay socdeen barnaamijyo ay waddo oo dadka lagu daaweynayo, Daalibaana ay xayiraad ku soo rogtay beerista daroogada, ayaa haddana heerka la qabsiga nooca daroogada ee loo yaqaano Opium ay ku sii kordhaysaa dalka Afghanistan.