Aragtida Soomaalida Minnesota ee ka haridda Biden ee tartanka

Madaxweyne Joe Biden

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa iyaguna firkradahooda iyo aaraa'dooda ka dhiibtay, go'aanki uu madaxweyne Biden shalay ku gaaray inuu uga haray tartanka madaxtinimada doorashada Mareykanka ee bisha November.

Wariyaha VOA-da, Maxmuud Mascadde ayaa macrafoonka la dhexmaray.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida Soomaalida Minnesota.m4a